Posts

Showing posts from February, 2025

Halganka nolosha

  Nolosha ma aha mid toos ah waxay  Lee dahay kor iyo hoos farxad iyo  Murugo guul iyo guuldaro laakin  Qofka guuleysta waa kan aan ka  Quusan halganka haddii aad riyo  Lee dahay ha u ogalaan cabsida iyo  Shakiga inay kaa hor istagaan  Dadaal joogto ah Samir iyo  Aaminaad naftaada ah  Ayaa ah furaha guusha ✅ Maslah Dahir Osman ✍🏽